TESTIMONIES
“Asalaamu calaykum
Waxaan ogaysiinayaa umada Soomaaliyeed meerkasta oo ay joogaan inaan tijaabiyay dawo dhireedkaas mudo laba isbuuc(15) maalmood . Waxay isoo uray qaadkii naftu jeclayd waan nacay jaad oo dhan. Hadaba qofka uu qaadka ama balwad oo dhan jecel inuu joojiyo waxaa loo helay dawo kaa joojinaysa.
Bushaaro ka wanaagsan garan maayo siiba dhalinyarada dada yaryar ayaan u sheegayaa.
Dawadaas wax dhibaato ah kamaan arag intii aan isticmaalay.
Khayr iyo barako ayaa soo kordhay.”
”
— Cabdi Ismaciil